tag:blogger.com,1999:blog-8722060191561468634.post1397938542689160579..comments2023-07-10T04:06:41.005-07:00Comments on Omar Sayid Abdilahi: Madaarka CaasimadaOmar Sayid Abdilahihttp://www.blogger.com/profile/16551001050801012128noreply@blogger.comBlogger2125tag:blogger.com,1999:blog-8722060191561468634.post-2688408425064875702013-08-19T23:41:32.777-07:002013-08-19T23:41:32.777-07:00Qof marka horeba aan kala garanayn dhismaha guriga...Qof marka horeba aan kala garanayn dhismaha guriga qiimaha ku baxa iyo madaarka inu isagoon xog rasmi ah haynin uu wax dhaliilo waa waxa dalkeena la hadhay.
adeer mashruuca marka horeba 2.460 M ayuu ahaa ee muu ahayn madaaar dhamaystiran. markaas intii la galiyay 4.5 si fican ma loo sameeyay ayay ahayd inaad tidaahdo lakin garoon 3.5 kilometer ah oo casri ah hadii lagu dhisi karo 4.5 puntland ayaa dhisan lahayd iyo khatumo. markaas bal war doon inta garoon caalami ah oo dhererkisu yahay 3.5 km dhisi karta adigoo la kaashanaya dadka aqoonta leh ama google.
lakin hadii ay kula badan tahay 200,000 dolar oo ay kula wayn tahay dhismaha madaarada waxba kama aha millions cidaad doonto soo waydii .\
wayna fican tahay dhaliishu lakin waa in qofkan wuxu leeyahay aad siisaa waxaanu lahayna aanad saarin taas aya muhiim ah.
60 sanadood waxba lagama qaban kuwii ka qaban waayayna laguma canbaaraynayn kii ka qabtayna waa la cambaaraynayaa anigu garan maayo arintaas
Omar Sayid Abdilahihttps://www.blogger.com/profile/16551001050801012128noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-8722060191561468634.post-74973274683250175232013-08-18T04:55:53.782-07:002013-08-18T04:55:53.782-07:00way fiicantahay in wax la qabto laakin waxa nasiib...way fiicantahay in wax la qabto laakin waxa nasiibdaro ah in dadka been loo sheego imakana waxa cadatey in madaarka hargeisa aaney soo fadhiisan Karin diyaradiii awalba berbera fadhisan jirey sida Africanta iyo Juba diyaradahooda waaweyni hadaba hadii aay sidaa tahay maxaa la furey ee aad sheegaysaan. Anonymoushttps://www.blogger.com/profile/02175176252170901856noreply@blogger.com