Ka dib markii madaxweynuhu amar ku siiyay wasaarada iyo ciidanka nabad galyada wadooyinka, in wax laga qabto shilalka gaadiidka ee wadanka u soo badanaya, waxaan maanta shir kula yeeshay wasaarada gaadiidka, dhamaan shirkadaha gaadiidka ee rakaabka qaada ee u kala goosha gobolada kuwaas oo amaro culus aanu dul dhignay.
5/27/2019
Shirkii Gaadiidka rakaabka goboladda iyo amaradii wasaarada
Ka dib markii madaxweynuhu amar ku siiyay wasaarada iyo ciidanka nabad galyada wadooyinka, in wax laga qabto shilalka gaadiidka ee wadanka u soo badanaya, waxaan maanta shir kula yeeshay wasaarada gaadiidka, dhamaan shirkadaha gaadiidka ee rakaabka qaada ee u kala goosha gobolada kuwaas oo amaro culus aanu dul dhignay.
Hirgalinta Mashruuca tijaabada ah ee GPRS system ee gaadiidka dawlada
Maanta oo bishu tahay 2 bisha May, waxaanu daah furnay barnaamji tijaabo ah, oo gaadiidka dawlada lagula soconayo ( GPRS) system, kaas oo qorshuhu yahay inaanu hirgalino sanadka 2020.
Subscribe to:
Posts (Atom)