8/21/2017

Safaradii Borama iyo Djibouti

Maalintii Bisha August ay ahayd 13 sanadka 2017 waxaan safar shaqo ku tagay, markii koowaad   dalka Jabouti, aniga oo ku maqnaa mudo 3 cisho ah oo aaan hawlaha wasaarada waday gaar ahaan    mashruuc lagu samaynayo waax casri ah oo ka shaqayn doontaa saadaasha hawada oo ay naga maal galisay urur goboleedka IGAD.                                                                                                               


Waxa aan Jabootu ku Kulanay xisaabiyaha guud ee wasaarda madaxtooyada Mr muxiyadiin tilaabo oo runtii ah wiil dhalinyaro ah oo firfircoon, aniga saaxiib gaar ah aaanu nahay, aniga iyo muxiyadii wakhti fiican ayana ku qaadanay Jabouti, waxa isaguna si la yaab leh ii soo dhaweeyay Safiirka . Somaliland u fadhiya Dalka Jabouti Mr Abdifataax.                                                                      
Sidoo kale waxa casuumad sharaf noo sameeyay Cabdilaahi Abu site, oo nagu casuumay Hotel sheraton oo bada dhinaceeda ku yaala.                                                                                              


7/04/2017

Air Arabia Safely landed Hargeisa Airport


Today, on 4 July 2017  6:00 AM  Air Arabia safely landed Hargeisa International Airport ( EGAL ).

The UAE second flag carrier airline will operate twice a week between Sharjah - Hargeisa.


Small ceremony held inside the airport with the present of Vice president of the Republic H.E Abdirahman Abdilahi Ismail and several other ministers of somaliland government along with other guests including air Arabia delegation .

It is an other milestone achievement which MoCAAT realized in a short period.


I have participated the welcoming event and the ceremony with huge courage and commitment.



6/15/2017

Xafladii Xil Wareejinta Labada Wasiiru Dawle ee W. Duulista




Maalintii Salaasada ee Bisha June ay ahayd 13 sanadka 2017, Waxa Xarunta Wasaarada Duulista lagu qabtay xaflad xil wareejin ah oo ay xilka kula kala wareegayaan wasiiru dawlihii hore ee Wasaarada Duulista Ahmed Nur faahiye, iyo Wasiiru dawlaha cusub ee Wasaarada Ahmed Baynax.



Waxay ahayd xaflad qurux badan, si gaar aahaaneed dareen aniga igu leh waayo wasiirka la badalay oo ah wasiir aad iyo aad aanu saaxiib u ahayn oo aanu mudo soo wada shaqaynay.



Waxaan halkaas ka jeediyay khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa, oo aan kaga hadlay arimo fara badan.

6/03/2017

7 years After, I went back to India


On 29 May 2010, finally i say by by to India after four years of higher education in Aurangabad City.

 On 26 May 2017, it is memorable time