6/09/2019

Shirka Maamul daadajinta GPLG iyo Burco oo rooban.


We had our 14th Technical Working Group meeting of the Joint Programme on Local Governance and Decentralized Service Delivery (JPLG), yesterday in Bur´o City, Togdheer.
The JPLG aims to strengthen local governance and to enhance decentralized service delivery in all the regions of Somaliland.
Director Generals, Mayors, and the JPLG Champion office team attended the meeting




5/27/2019

Shirkii Gaadiidka rakaabka goboladda iyo amaradii wasaarada


Ka dib markii madaxweynuhu amar ku siiyay wasaarada iyo ciidanka nabad galyada wadooyinka, in wax laga qabto shilalka gaadiidka ee wadanka u soo badanaya, waxaan maanta shir kula yeeshay wasaarada gaadiidka, dhamaan shirkadaha gaadiidka ee rakaabka qaada ee u kala goosha gobolada kuwaas oo amaro culus aanu dul dhignay.

Bilawga Todobaadka badaabada iyo badhtamaha Hargeisa


Maanta waxaan bilawnay todobaadka badbaada gaadiidka ee qaramada midoobay ee somaliland oo markii 5 aad laga xuso wadanka, waxaan kaga qayb qaatay shir jaraaid oo aan ku qabtay badhtamaha magalaada hargeisa aniga iyo saraakiil ka tirsan wasaarada iyo ciidanka nabad galyada wadooyinka.


'

Hirgalinta Mashruuca tijaabada ah ee GPRS system ee gaadiidka dawlada

Maanta oo bishu tahay 2 bisha  May, waxaanu daah furnay barnaamji tijaabo ah, oo gaadiidka dawlada lagula soconayo ( GPRS) system, kaas oo qorshuhu yahay inaanu hirgalino sanadka 2020.




3/14/2019

Sharaxada qiime dhimista sumada gaadiidka


Maanta Waxaan sharaxaad  kooban ka bixiyay qiime dhimistii lagu sameeyay sumada gadaiidka dad weynaha oo dad weynu u fahmeen si khaldan.

3/13/2019

Xeerka Anshaxa Darawaliinta Gaadiidka Dawlada.




Maanta oo taariiikhdu tahay 13 Bisha March 2019, Waxaanu xarunta wasaarada ku qabanay Kulan hawleed lagu gorfaynayay xeer hoosaadka anshaxa darawaliinta gaadiidka dawlada, oo ah arin runtii muhiim u ah hirgainta siyaasada gaadiidka dawlada.