7/27/2016

Dugsiga Farsamada Gacanta ee M.Mooge iyo Yaboohii Wasaarada



Habeenkii Taariikdhu ahayd 25 Bisha 2016, waxaan ka qayb xaflad casho sharaf soo dhawayn ah oo loo sameeyay xubnaha qurba jooga ee ururka Samafalka ee Haldoor.

Ururkaasi waa urur samafal oo hawlo baaxad leh ka haya dalka, isla markaana ay ku midoobeen dhalinyaro firfircoon oo rag iyo dumar ba leh, dalka iyo dibadiisana jooga.

Waxa xaflada ka soo qayb galay acyaan badan, haday tahay cuqaal, aqoon yahan,agaasimayaal aan ku jiro iyo xubno kale oo bulshada magac iyo maamuusba ku leh.

Iskuulkan farsamada gacanta lagu baran doono ayay gacanta ku hayaan ururkani, oo lagu dhisayo lacag dhan $ 360,000 isla markaana uu wajigii koowaad dhamaaday.


Waxaan kaga balan qaaday goobtaas iyada lacag dhan $ 3000  anigoo ku hadlayay afka wasaarada duulista hawada iyo gaadiidka cirka JSL.

1 comment:

  1. Hello . Want to share your blog with the world? To find people who share the same passions as you? Come join us.
    Register the name of your blog URL, the country
    The activity is only friendly
    Imperative to follow our blog to validate your registration
    We hope that you will know our website from you friends.
    http://world-directory-sweetmelody.blogspot.com/
    Have a great day
    friendly
    Chris
    please Follow our return
    All entries will receive a corresponding Awards has your blog
    +++++

    Hello. Ma doonaysaa in la dunida wadaagno blog? Si aad u hesho dad ah oo wadaaga damacyadii la mid ah sida aad? Na soo biiro.
    Diiwaangeli magaca URL blog aad, dalka
    Waxqabadka waa ciyaar saaxiibtinimo oo kaliya
    Fal inay raacaan our blog si loo ansixiyo aad diiwaangelinta
    Waxaan rajaynaynaa in aad ka aad saaxiibo ogaan doonaan website-kayaga.
    http://world-directory-sweetmelody.blogspot.com/
    Maalin fiican aan kuu rajeenaa
    saaxiibtinimo
    Chris
    fadlan raac laynoo celin
    All entries heli doontaa a Awards baahisey ayaa aad blog

    ReplyDelete