12/13/2016

Xadhig ka jarkii Qalabka Nasha

Taariikhdu markay ahayd 13/12/2016,w axa aanu xadhiga ka jarnay aniga iyo wasiirka wasaarada iyo maamulaha madaarka Hargeisa, qalab cusub oo shirkada Nasha ay ku soo kordhisay adeega ay u qabato madaarka.                                                                                                                                      


Shirkada Nasha ka wasaarad ahaan Mudo dheer ayaanu dhaliilaynay adeega ay u hayso umada iyo qalabka ay isticmaasho oo ah qaar duug ah.

Doorkan way dadaaleen.


No comments:

Post a Comment